WAJAALE NEWS

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo U Kuur Galay Xaaladda Cisbitaalada Gabiley

Gabiley (WJN)- Wasiirka horumarinta Caafimaadka Somaliland oo maanta soo gaadhay magaalada Gabiley ayaa waxa u kuur galay xaalada Caafimaad ee Cisbitaalada Gabiley sida Cisbitaalka guud, Cisbitaalka Dhimirka iyo Cisbitaalka Tiibiida.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version