Hargeysa (WJN)- Agaasimaha waxbarashada gaarka loo leeyahay Muuse Maxamed Shide “Xayaakalah”’ ayaa waxa uu ka jawaabay eedaymo uu Abwaan Laabsaalax u soo jeediyay Wasaarada Waxbarshada oo ku saabsan inay kala tayo badan yihiin waxbarashada dawlada iyo ta gaarka loo leeyahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka