WAJAALE NEWS

Wasaarada Maaliyada oo Tobabar Ku Saabsan Habka Cashuur Qaadista U Qabatay Shaqaalaha Kastamada Ee Saylac

Saylac (WJN)- Shaqaalaha Waxaaha kastimada ee degmada Saylac ayaa waxaa loo qabtay Tobabar ku saabsan u gurida habka Cashuur qaadista caalamiga ah ee ay ku shaqeeyaan Kastamada Dunidu.

Tobabarkan oo ay bixinayso Hay”adda POM oo ay wada shaqayn leeyihiin wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa waxa ka soo qayb galay Ciidamada ilaalada cashuuraha, Maamulka Kastamka Saylac, Shaqaalaha kastamada, Shaqaalaha laanta socdaalka iyo Ganacsato.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version