WAJAALE NEWS

Wafti U Socda Diiwan Galinta Hantida Danta Guud oo Gaadhay Magaalada Laascaanood

Laascaanood (WJN)- Wafti balaadhan oo ka socda wasaarada Hawlaha guud iyo Guryaynta Somaliland oo u socda diwaan gelinaya hantida danta guud ayaa waxa ay gaadheen xarunta gobolka Sool ee Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version