Wafti U Socda Diiwan Galinta Hantida Danta Guud oo Gaadhay Magaalada Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti U Socda Diiwan Galinta Hantida Danta Guud oo Gaadhay Magaalada Laascaanood
September 2, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Wafti balaadhan oo ka socda wasaarada Hawlaha guud iyo Guryaynta Somaliland oo u socda diwaan gelinaya hantida danta guud ayaa waxa ay gaadheen xarunta gobolka Sool ee Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS