WAJAALE NEWS

Siyaasi Cali Qoryooley oo Ka Digay Koox Ku Hareeraysan Madaxwayne Muuse Biixi

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cali Dool Axmed “Cali Qoryooley ayaa ka digay koox ku hareeraysan Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay inay wax u dhimayaan sumcada Madaxwaynaha iyo cid kasta oo isku dayda inay xidhiidh la sameeyaan Madaxtooyada.

Sidoo kale Siyaasi Cali Qoryooley oo Shabakada Wararka Wajaalenews warasyi gaara ku siinayay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay xubno uu ugu magac daray islamarkaana ugu yeedhay 7+1 inay ku gadaaman yihiin Madaxtooyada Somaliland, Waxaanu fariin dhaxal gal ah u diray Madaxweyne Muuse Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version