Gabiley (WJN) – Shirka mashruuca horumarinta degmooyinka ee GPLG ayaa waxaa uu maanta ka qabsoomay magaalada Gabiley.
Shirkan oo 45 cishoba lagu qabto mid ka mid ah gobolada Somaliland ayaa waxaa lagu gorfaynayay Mashruuca maamul daadajinta, waxaana shirkan ka soo qayb galay Maayarada gobolada Somaliland iyo Agaasimayaasha wasaaradaha kala duwan ee dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka