Hargaysa(W,N) Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (sabayso) oo kamida madaxdhaqameedka somaliland ayaa ka hadlay talaabada ay xukuumada madaxwayne muuse biixi kusoo celinayso hantida qaranka ee xukuumadii hore sida khaldan u bixisay.
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;