Addis Ababa (WJN)- Ra”iisal wasaaraha dalka Itoobiya iyo Madaxweynaha dawlad deegaanka Somaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa ay khudbado dhinacyo badan taabanya ay ka jeediyeen munaasibada Sanadka cusub ee dalkaasi Itoobiya ee 2011-ka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka