Gabiley (WJN)- Maamulka gobolka Gabiley ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen xidhiidhka kala dhexeeya Wasaarada Waxbarashada Somaliland.
Sidoo kale Maamulka gobolka Gabiley ayaa Waxa ay si wada jir ah fariin ugu direen wasaarada Waxbarashada, Iyagoo sheegay in aanay gobolkan ka shaqaynayn hadii ay Hargeysa ka amar qaadato oo aanay waxka qabanayn gobolka Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/Aa28pB1Alpw