|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobalka Gabiley oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Xidhiidhka Kala Dhaxeeya Wasaarada Waxbarashada
September 19, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Maamulka gobolka Gabiley ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen xidhiidhka kala dhexeeya Wasaarada Waxbarashada Somaliland. Sidoo kale Maamulka gobolka Gabiley ayaa Waxa ay si wada jir ah fariin ugu direen wasaarada Waxbarashada, Iyagoo sheegay in aanay gobolkan ka shaqaynayn hadii ay Hargeysa ka amar qaadato oo aanay waxka qabanayn gobolka Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Aa28pB1Alpw
Related posts:Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti Uu Hoggaaminayo oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Gobolka Gabiley Shil ka dhacay tareenka dhulka hoostiisa mara ee loo yaqaan Metro ayaa sababey dhimashada dad ka bad... Cali-Gurey Oo Tilmaan Ka Bixiyey Turun-turrooyin Siyaasadeed Oo Ka Horreeya Hanka Muuse Biixi Ku Muu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|