Tog Wajaale (WJN)- La taliyaha madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Bedel Xiis ayaa waxa uu maanta soo gaadhay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale.
Sidoo kale Wasiir ku-xigeenka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxmed Muuse Diiriye ayaa waxa uu kulan la qaatay la taliyaha Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/8kvGbf9nF2Y