Muqdisho (WJN)- Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna siyaasi mucaarad ah ayaa Waxaa uu ka dhawaajiyay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ayna dhab ka ahayn wadahadallada ay la galayso Maamul Gobleedyada sii loo xalliyo khilaafka taagan.
Sidoo kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxa kale oo uu sheegay in hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Soomaaliya ayna kala maarmin ayna ka dhexeeyso wada shaqayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/42YQsFZ7kf4