|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dowlada Federalka Somaliya Dhab Kama Aha In Ay Wadahadal La Gasho Maamul Goboleedyada”.Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakur
September 18, 2018 - Written by Reporter:Muqdisho (WJN)- Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna siyaasi mucaarad ah ayaa Waxaa uu ka dhawaajiyay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ayna dhab ka ahayn wadahadallada ay la galayso Maamul Gobleedyada sii loo xalliyo khilaafka taagan. Sidoo kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxa kale oo uu sheegay in hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Soomaaliya ayna kala maarmin ayna ka dhexeeyso wada shaqayn. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/42YQsFZ7kf4
Related posts:Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Ay Weheliyaan Maamulka Dawlada Hoose Oo Dugsi Cusub Ka Dhagax Dhigay ... DAAWO ; Wariye ka Sheekeeyay Cadaalad Darada Haysata Shaqaalaha Tvg Qaranka S/land Iyo Sobobihii Uu ... Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Lagaga Dooday Xeerar Iyo Siyaasado Horumarka Bulshada Muhiim... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|