Hargeysa (WJN)- Eng, Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ku saabsan xaalada guud ee dalku ku sugan yahay, Wareejinta Haamaha shidaalka Berbera, Diwaan Gelinta Hantida Dawlada iyo hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka