Hargeysa (W,N):-Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland ee Xukuumadii Daahir Rayaale Ambassador Xuseen Cali Ducaale(Cawil) ayaa waraysi lala yeeshay waxaa uu kaga hadlay xaalada Dalku ku Sugan yahay, Cunfiyada qabyaalada iyo xaasaasiyada isbaahaysiga jeegaanta iyo rajada uu ka qabo Madaxwayne Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka