Hargaysa(W,N)-Qaar Ka Mid Ah Shirkaddaha Bixiyay Adeega Laydhka Hargaysa ayaa Cabasho xoogan Ka Muujiyay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland,waxaana ay ku edeyeen inuu shirkadd gaar ah kooto ugu xidhay bixinta adeega laydhka ee magaaladda hargaysa,waxaana madaxwaynaha somaliland ka dalbadeen inuu soo faro-galiyo cabashadda ay ka tirsanayaan wasiirka macdanta oo soo jiidantay.