|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Shirkadaha Bixiyay Adeega Laydhka Hargaysa Oo Cabasho Ka Muujiyay Wasiirka Macdanta Somaliland
September 28, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Qaar Ka Mid Ah Shirkaddaha Bixiyay Adeega Laydhka Hargaysa ayaa Cabasho xoogan Ka Muujiyay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland,waxaana ay ku edeyeen inuu shirkadd gaar ah kooto ugu xidhay bixinta adeega laydhka ee magaaladda hargaysa,waxaana madaxwaynaha somaliland ka dalbadeen inuu soo faro-galiyo cabashadda ay ka tirsanayaan wasiirka macdanta oo soo jiidantay. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|