Hargaysa(W,N) Wafti ka Socday Qaramada midoobay oo maanta soo gaadhay magaalada hargaysa ayaa kulan layeeshay xubno kamida golaha wasiirada somaliland
Kulankan ayaa ahaa mid lagaga wada hadlay arimo door ah
HALKAN KA DAAWO MUUQAAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;