Hargaysa(W,N) Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Nasiye) Oo kamida Masuuliyiinta xisbi xaakimka kulmiye Ayaa Markii uhoraysay siqodheer uga hadlay dhismaha xukuumada madaxwayne biixi iyo Sida ay uga maqan yihiin siyaasiyiintii hormuudka u ahaa guusha xisbiga kulmiye.
Sidoo kale siyaasi Axmed Nasiye ayaa ka warbixiyay safarkii madaxwayne kuxigeenka somaliland ku tagay dalka sucuudiga isaga oo kamid ahaa xubnihii ku weheliyay safarkan.
Dhanka kale siyaasi Axmed ayaa farta ku fiiqay arimaha keenay xaalada ka taagan gobolada bari iyo kala qaybsanaanta bulshada
Halkan ka Daawo Muuqaalka Waraysigan Oo Dhamaystiran;