WAJAALE NEWS

Daawo: Sawirrada Ciidamada Dab-demiska Hargeysa oo Dhaam Biyood Ka Soo Saaray Maydka Wiil Yar

Hargeysa (WJN)- Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa waxa ay maanta hawl gal saacado qaatay ku soo saareen Maydka Wiil Yar oo ku dhacay Dhaam Biyood ku yaala xaafada Jig Jigayar ee magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka sawirrada

 

Exit mobile version