Daawo: Sawirrada Ciidamada Dab-demiska Hargeysa oo Dhaam Biyood Ka Soo Saaray Maydka Wiil Yar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Sawirrada Ciidamada Dab-demiska Hargeysa oo Dhaam Biyood Ka Soo Saaray Maydka Wiil Yar
September 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa waxa ay maanta hawl gal saacado qaatay ku soo saareen Maydka Wiil Yar oo ku dhacay Dhaam Biyood ku yaala xaafada Jig Jigayar ee magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka sawirrada

danka Dabdamiska ciidanka dabdamiska  ciidanka dabdamiska2ciidanka dabdamiska1ciidanka dabdamiska4

COMMENTS
LINKS