Hargeysa (WJN)- Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah jabhada ONLF isla markaana dhawaan ka soo baxay xabsiga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax waxaa garoonka diyaarada Hargeysa si diiran ugu soo dhaweeyay Siyaasiyiin, Aqoonyahan, asxaabta qaranka, Salaadiin iyo dadweyne aad u tiro badan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/awdEBtC0WWM