|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Qalbi Dhagax oo Hargeysa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey
September 25, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah jabhada ONLF isla markaana dhawaan ka soo baxay xabsiga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax waxaa garoonka diyaarada Hargeysa si diiran ugu soo dhaweeyay Siyaasiyiin, Aqoonyahan, asxaabta qaranka, Salaadiin iyo dadweyne aad u tiro badan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/awdEBtC0WWM
Related posts:Go,aan Noocee ah Ayuu Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ka Qaadan Doonaa Hadii Golaha Guurtidu Afganbiyo G... Siyaasi/Ganacsade Maxamed Bookh Oo Ka Hadlay Ciidamo Baadhitaan Iyo Hadidaad Ku Sameeyay Huteelkiisa... Daawo:Odayga Degmada Allaybaday C/raxmaan Yusuf (Aw Xereeye)Oo Bedka Soo Dhigay Sobobta Keentay In ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|