WAJAALE NEWS

Daawo: Kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland iyo Cabdikariin Qalbi-dhagax

Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Cabdikariin Sheekh Muuse “Qalbi-dhagax”.

Kulankan oo saacado badan qaatay islamarkaana ay warabaahintu dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa waxaa warbaahinta la hadley Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland oo faah-faahin ka bixiyay kulankaas iyo waxyaabihii ay lagaga wada hadley.

Sidoo kale Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ayaa waxaa uu isna ka hadley kulanka uu la qaatay gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/4HHw2fdchP0

Exit mobile version