WAJAALE NEWS

Boobe Yuusuf Ducaale oo Si Adag Uga Hadley Khilaafka Goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida

Hargeysa (WJN)- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa waxa uu si adag uga hadley Khilaafka ka dhex aloonsan golaha Wakiilada iyo golaha Guurtida Somaliland.

Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxaa kale oo uu sheegay in ay ayaan daro ay tahay in golaha Wakiiladu uu wiigii soo saaro afar xeer oo uu Madaxweynuhuna saxeexo,Islamarkaana aanay labada gole hadal haynin qabsoomida doorashooyinka soo socda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/IPzRAWiwg90

Exit mobile version