WAJAALE NEWS

Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka Hadley Muranka Xisbiyada Qaranka

Hargeysa (WJN) – Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa dhaliilo culus u jeediyay Xildhibaanada baarlamaanka Somaliland oo uu sheegay inuu wakhtigoodu dhamaaday islamarkaana ay mudo dhaaf yihiin.

Sidoo kale, Cabdiraxmaan Yuusuf Duucaale Boobe ayaa ka hadley khilaafka cakiran ee u dhexeeya Xisbiyada qaranka Somaliland ee ku aadan qabsoomida Doorashooyinka dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version