WAJAALE NEWS

Wasiirka Ciyaaraha oo Daah-furay Tartanka Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire ayaa waxa uu maanta daah-furay tartanka qalaamo rogodka oo lagu qabtay garoonka Timacade ee magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Deg Deg-Wasiirka Ciyaraha Oo Furay Tartan Noocisu Ku Cusub Yahay SLand Hargeisa

Exit mobile version