Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire ayaa waxa uu maanta daah-furay tartanka qalaamo rogodka oo lagu qabtay garoonka Timacade ee magaalada Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka