WAJAALE NEWS

Wasiirka cadaalada Somaliland oo dhagax dhigay balaadhinta dhismaha jeelka Wayn ee Gabiley

Gabiley (WJN)- Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxmuud Caateeye ayaa waxa uu maanta magaalada Gabiley uu ka dhagax dhigay balaadhinta dhismaha jeelka way nee gobolka Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version