Gabiley (WJN)- Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxmuud Caateeye ayaa waxa uu maanta magaalada Gabiley uu ka dhagax dhigay balaadhinta dhismaha jeelka way nee gobolka Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka