WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland oo Ka Hadley Laba Qof oo Ciidanka Boolisku Ku Toogteen Magaalada Laascaanood

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore ayaa waxaa uu tacsi u diray isla markaana uu ka Hadley laba qof oo wiil iyo gabadh ah oo ay xalay dileen ilaalada badhisaabka cusub ee magaalada Laascaanood.

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in dadkan dhintey ay saarnaayeen gaadhi goor danbe oo habeen nimo ah maraayey guriga badhasaabka, islamarkaana markii ay gaadhigu istaagi waayey ayay ciidanku rasaas ay ku fureen kadib markii ay ka shakiyeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version