WAJAALE NEWS

Wasiir Sacad Cali Shire oo qaabilay dhalinyaro Ka Shaqaysa ictiraafka Somaliland

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley islamarkaana kulan kula qaatay dhalinyaro u dhashay Somaliland oo degen wadanka Sucuudiga kana shaqeeya horumarka iyo sida ay qadiyada Somaliland uga dhaadhicin lahaayeen caalamka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

WARIYE: XAMSE JIRDE

WAJAALENEWS.NET

HARGEYSA OFFICE

EMAIL: WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version