WAJAALE NEWS

War-Deg-Dega:Ardaydii Dhacday Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Oo Mudaharaad Xoogan Dhigay

Hargaysa(Wajaalenews)mudahaarad xoogan ayay maanta dhigeen qaar ka mid ah ardaydii loo soo dhajiyay imtixaankii shahaadiga ahaa oo maanta ay natiijadiisa soo dhajisay wasaarada waxbarashadu,

Ardaydan oo ka biyo diidsan natiijadan ayaa mudahaaardkan ka hor dhigay afaafka hore eewasaarada waxbarashada oo aan ka fogayn aqalka madaxtooyada.

Exit mobile version