WAJAALE NEWS

Daawo; Mudaharaad Balaadhan Oo Gilgilay Qaybo Kamida Magaalada Barbera Iyo Waxa Lagu Diidanaa,

BARBERA(Wajaalenews);Muddaharaad lagaga soo horjeedo Hawlgal ay dawladda Hoose ee magaalada Berbera ka samaysay Xaafadaha Daaroole iyo Barwaaqo oo ka mid ah Xaafadaha Qadiimiga ah, ayaa maanta ka dhacay magaaladaas, iyagoo dadweynaha muddaharaadayey diiddanaa hawlgalkaas oo ay ku cawdeen inuu caddaalad-darro lagula kacay yahay burburinta dawladda hoose ku hayso dhismayaashooda.

Exit mobile version