Daawo; Mudaharaad Balaadhan Oo Gilgilay Qaybo Kamida Magaalada Barbera Iyo Waxa Lagu Diidanaa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo; Mudaharaad Balaadhan Oo Gilgilay Qaybo Kamida Magaalada Barbera Iyo Waxa Lagu Diidanaa,
November 13, 2014 - Written by Editor:

BARBERA(Wajaalenews);Muddaharaad lagaga soo horjeedo Hawlgal ay dawladda Hoose ee magaalada Berbera ka samaysay Xaafadaha Daaroole iyo Barwaaqo oo ka mid ah Xaafadaha Qadiimiga ah, ayaa maanta ka dhacay magaaladaas, iyagoo dadweynaha muddaharaadayey diiddanaa hawlgalkaas oo ay ku cawdeen inuu caddaalad-darro lagula kacay yahay burburinta dawladda hoose ku hayso dhismayaashooda.

mudaharad barbera 2

COMMENTS
LINKS