WAJAALE NEWS

WAR Deg Deg AH :- Labo Ruux Oo Ku Geeriyooday Ceel-Biyood Ay Ka Qodayeen Dooxa- Arabsiyo Oo ku Dumay Iyo Tirada Ku Dhaawacantay.

ARABSIYO(W,N) Deegaanka Agamsaha ee degmada arabsiyo ee gobolka gabiley Ayaa  maanta canbaaro duhurkii waxa ceel biyood ku dumay ku geeriyooday laba qof halka ay ku dhaawacmeen laba qof oo kale.

ceel biyood

Halkan ka daawo muuqaalka warkan oo faah faahsan;

Deg Deg :- Labo Ruux Oo  Ku Geeriyooday  Ceel-Biyood Arabsiyo Ku Yaala

Exit mobile version