WAJAALE NEWS

Siyaasi Cali Canter oo Si Adag Uga Hadlay Khilaafka U Dhexeeya Xukuumada iyo Warbaahinta Madaxa Banaan

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cali Canter oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu si adag uga hadlay khilaafka u dhexeeya Xukuumada Somaliland iyo Warbaahinta madaxa banaana, waxaana uu sheegay in ay xaraan tahay in Madaxweynuhu samaysto Warbaahin u gaar ah oo isaga uun laga soo daayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version