Siyaasi Cali Canter oo Si Adag Uga Hadlay Khilaafka U Dhexeeya Xukuumada iyo Warbaahinta Madaxa Banaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Canter oo Si Adag Uga Hadlay Khilaafka U Dhexeeya Xukuumada iyo Warbaahinta Madaxa Banaan
August 3, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cali Canter oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu si adag uga hadlay khilaafka u dhexeeya Xukuumada Somaliland iyo Warbaahinta madaxa banaana, waxaana uu sheegay in ay xaraan tahay in Madaxweynuhu samaysto Warbaahin u gaar ah oo isaga uun laga soo daayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS