WAJAALE NEWS

Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Deegaanka Abdaal Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay.

Hargaysa(W,N) Gaadhi bas ah oo siday Dhalinyaro reer Hargaysa oo kusii jeeday magaalada berbera ayaa waxa magaalada Abdaal kula dhacay gaadhi ay wateen kaasi oo sobobay inta ilaa hada la ogyahay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 13 kale.

HALKAN KAGA BOGO GUDOOMIYAHA DEGMADA ABDAAL AYAA FAAH FAAHIN KA BIXIYAY SHILKA IYO KHASAARAHA DHIMASHO IYO DHAAWAC.

Exit mobile version