Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Deegaanka Abdaal Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Deegaanka Abdaal Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay.
August 23, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Gaadhi bas ah oo siday Dhalinyaro reer Hargaysa oo kusii jeeday magaalada berbera ayaa waxa magaalada Abdaal kula dhacay gaadhi ay wateen kaasi oo sobobay inta ilaa hada la ogyahay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 13 kale.

SHIL ABDAAL

HALKAN KAGA BOGO GUDOOMIYAHA DEGMADA ABDAAL AYAA FAAH FAAHIN KA BIXIYAY SHILKA IYO KHASAARAHA DHIMASHO IYO DHAAWAC.

COMMENTS
LINKS