WAJAALE NEWS

Saamayn Noocee ah Ayay Dawladu Ku Leedahay Nolosha Bulshada??

Dawlada hoose saamaynta ay igu leedahay waa inay goosato albaabka gurigayga iyadoo rabta lacag la iigu sheegay cashuur.

Iyo gawaadhi inta xashiish lagu guro hadana lagu dhex daadiyo isla magaalada

.dawlada dhexe waxay iga saamaysaa magacaabista masuuliyiinta uu magacaabayo madaxweynuhu oo aan ka eego sida qabiiladu u kala heleen xilalka

. Gaadhigaaga oo la iska joojiyo laguna waydiiyo cashuurta wado marista adigoon wadaba marayn oo bohol iyo godod maraya.

Bal sheeg adeegyo ay fuliso Oo kale??

QALINKII Q,Q.

 

Exit mobile version