|
|||||
WAJAALE NEWS
Saamayn Noocee ah Ayay Dawladu Ku Leedahay Nolosha Bulshada??
August 23, 2018 - Written by Editor:Dawlada hoose saamaynta ay igu leedahay waa inay goosato albaabka gurigayga iyadoo rabta lacag la iigu sheegay cashuur. Iyo gawaadhi inta xashiish lagu guro hadana lagu dhex daadiyo isla magaalada .dawlada dhexe waxay iga saamaysaa magacaabista masuuliyiinta uu magacaabayo madaxweynuhu oo aan ka eego sida qabiiladu u kala heleen xilalka . Gaadhigaaga oo la iska joojiyo laguna waydiiyo cashuurta wado marista adigoon wadaba marayn oo bohol iyo godod maraya. Bal sheeg adeegyo ay fuliso Oo kale?? QALINKII Q,Q.
Related posts:Fadeexada Qaawan Ee Dul Hoganaysa Sheybaarkii Shidaalka Oo Shidaal Xabag Leh Dalka Ku Sii Daayey. W/... SOMALILAND:Dalku Waa 3,000 oo Nin oo Murmaya iyo 5 Malyuun oo Kuwaa Naf ka Sugaya!! W/Q: Prof: Moham... Ma Dadkaan Dadkii Aheyn, Mise Dadnimeyntii Baa Socota (Dilkii Marxuumad Hinda Cumar) W/Q; Fu’aad Sh.... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|