HARGAYSA(W,N) Mashruucii Biyo Balaadhinta caasimada hargaysa ayaa waxaa mar labaad ku yimid hakad kadib markii ay haayadihii mashruucan bixinayay ay ka biyo diideed faro galin ay marwalba ku hayaan xukuumadihii kala danbeeyay ee xisbiga kulmiye.
Sidoo kale Siyaasi Xamse Cabdiraxaan ayaa ka dayriyay in Bulshada caasimada ku dhaqani hesho biyo ku filan isagoo sheegayn in sobobta xiligan loo hakiyay ay tahay kadib markii xukuumada madaxwayne muuse biixi isku dayday in shirkad ay wadato qaadato mashruucan taasi oo iyana dhankooda ay ka biyo diideen haayadihii waday mashruucan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN OO FAAH FAAHSAN;