WAJAALE NEWS

Madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag oo Baaq Ka Soo Saaray Xaalada Amni Ee Magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo (WJN)– Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka gobolka Sanaag oo maanta shir jaraa,id ku qabtay gudaha magaalada Ceerigaabo ayaa waxa ay baaq ka soo saareen xaalada amni ee gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version