Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Siciid Cartan oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu Wasiirka Hawlaha Guud uu ku eedeeyay in uu khayraadkii magaalada Berbera siiyay Shirkad gaara oo uu ka xaraashay, waxaana uu fariin adag u diray Xukuumada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/nFXuXjVzL3A