Waxaa lagu dhawaaqay guruubyada kooxaha ka qayb galaya koobka Europa League ee sannad kasta la qabto. 12 guruub oo min 4 kooxood ah ayaa loo qaybiyey guruubyada, waxaana lagu wadaa in cayaarta ugu horraysa ay dhacdo 20 Siteembar.
Halkan hoose ka akhriso isku aadka koobka Europa League:
Group A: Bayer Leverkusen (Ger), Ludogorets Razgrad (Bul), FC Zurich (Swi), AEK Larnaca (Cyp)
Group B: Salzburg (Aut), CELTIC, RB Leipzig (Ger), Rosenborg (Nor)
Group C: Zenit St Petersburg (Rus), FC Copenhagen (Den), Bordeaux (Fra), Slavia Prague (Cze)
Group D: Anderlecht (Bel), Fenerbahce (Tur), Dinamo Zagreb (Cro), Spartak Trnava (Svk)
Group E: ARSENAL, Sporting Lisbon (Por), Qarabag (Aze), Vorskla Poltava (Ukr)
Group F: Olympiakos (Gre), AC Milan (Ita), Real Betis (Spa), Dudelange (Lux)
Group G: Villarreal (Spa), Rapid Vienna (Aut), Spartak Moscow (Rus), RANGERS
Group H: Lazio (Ita), Marseille (Fra), Eintracht Frankfurt (Ger), Apollon Limassol (Cyp)
Group I: Besiktas (Tur), KRC Genk (Bel), Malmo (Swe), Sarpsborg (Nor)
Group J: Sevilla (Spa), Krasnodar (Rus), Standard Liege (Bel), Akhisar Belediyespor (Tur)
Group K: Dynamo Kiev (Ukr), Astana (Kaz), Rennes (Fra), Jablonec (Cze)
Group L: CHELSEA, PAOK Saloniki (Gre), BATE Borisov (Blr), Vidi (Hun)