Hargeysa (WJN)– Guddida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta shaaciyeen natiijada shirkadaha ku guulaystay qandaraasyada qaybo cusub oo lagu soo kordhin doono Jaamacada Hargeysa iyo Xarunta Wasaarada Boosaha ee gobolka Sanaag.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka