WAJAALE NEWS

Dawladda Jabuuti Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadal Madaxweyne Farmaajo ku Dalbaday In Eritrea laga Qaada Cuna Qabatayta.

JABUUTI(W,N) Dawlada jabuuti ayaa ka jawaab adag ka bixisay hadal madaxwaynaha somaliya ku ka jeediyay Eritrea oo uu ku dalbaday in cuna qabatayta laga iyagoo dalka Eritrea ku eedeeyay in ay taageerto kooxaha argagixisada ah waxana sidaa lagu sheegay qoraal kasoo baxay safaarada jabuuti ee magaalada muqdisho.

Dalka jabuuti ayaa dhanka kale beeniyay warar sheegayayin madaxwayne geele safar ku tagi doona asmara

HALKAN KA DHAGAYSO WARKAN OO FAAH FAAHSAN.

Exit mobile version