Tog Wajaale (W,N) Wasiirkii hore ee Wasaarada Warshadaha somaliland Shucayb Maxamed Muuse ayaa bulshada ku dhaqan magaalada Tog Wajaale kala qaybgalay tukashada salaadiin ciidul adxa.
Ex wasiirk shucayb ayaa munaasibadan ciida wuxu ka jeediyay khudbad uu bulshada reer Tog Wajaale Kula dardaarmay in ay ilaashadaan wadajirkooda iyo daris wanaaga.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Khudbada Ex Wasiir Shucayb;